Make your own free website on Tripod.com
About Me

Welcome graphic

bogaan waxaa aasaasay Balal M. Cusman (daankuguudle).
waxaan ahay nin soomaali ah. barteyna guud ahaan cilmiga ganacsiga, gaar ahaanna ku takhasusay cilmiga xisaabaddka ganacsiga iyo hanti dhowrka.

degaan ahaan waxaa ku noolahay europe, waxaanna ka mid ahayn dadkii soomaaliyeed ee dalalka yurub yimid xilligii uu ay dalkeena iyo dadkeenaba ay musiibadu ku habsatay "Ilaahay hanaga qaade'e".

ujeedada boggaani waa in aan umadda soomaaliyeed iyo ciddii kale oo xiisaynaysaba ugu soo bandhigo cilmiga xisaabaadka ganacsiga, si ganacsiga ummadda soomaaliyeed uu u hormaro.
waxaan aaminsanahy in ay ummadda soomaaliyeed ay baahi weyn u qabto cilmiga xisaabaadka ganacsiga iyo dhammaan cilmiyada kale ee jira dhinac kasta!!!!!.

waxaa rajeynayaa in akhristayaashu ay ka faa'iidaysan doonaan macluumaadka aqooneed ee ku sugan boggaan.

mahadsanidiin.

My Favorites

Favorite book: books

My Hobbies

reading books

Most Admired

waxaan halkaan ugu baroor diiqayaa guud ahaan ummaddii soomaaliyeed ee ku halakowday dagaalada sokkeeye, gaar ahaan dadkii soomaliyeed ee ayagoon waxba galabsan lagu dilay ama u dhintay sababta dagaalada sokeeye ee ka socda dalka!!!!!,

People shouting at the world over megaphones; Size=240 pixels wide

Want to get in touch? You can send me e-mail at:

bcusman@yahoo.com